Somali business books, digital delivery

Books that build businesses, not just bookshelves

Practical guides on sales, marketing, and growth — written in Somali for entrepreneurs building here. Buy once, read anywhere.

Discount – 33 days left!
SIRAHA
GANACSI

Siraha Ganacsi Ee Aan Laguu Sheegin

ebook • 128 bog

★★★★★
$4.99 $10.50
GUUSHA
GANACSI

Guusha Ganacsigaaga

ebook • 97 bog

★★★★★
$3.50 $7.80
SIDEE LOO
BILLAABAA

Sidee Loo Billaabaa Loona Badbaadiyaa Ganacsi?

ebook • 122 bog

★★★★★
$4.70 $9.40

No books match your search.

|Hordhac

Ma jiro ganacsi nasiib iyo duco kaliya ku dhisma!

Haddii nasiibka ayaa kugu soo aadi doona ama iska ducayso wax way hagaagi doonaan aad is leedahay, waxba ma hagaagi doonaan!

Tani ma ahan cabsigelin. Balse waa xaqiiqada ka jirta suuqa. Eeg hareerahaaga iyo ganacsatada kula mid ah. Si weyn ayey u kobcayaan oo ganacsigoodu u ballaaranayaa. Balse adiga waxa aad ku wareersan tahay halka ay wax ka qaldan yihiin!

Dhibka ku haysta ma ahan in waqtigu kugu yar yahay, ducada lagaa aqbali la' yahay, ama nasiibku ku diidan yahay. Ee dhibka ku haysta waa in aadan lahayn istaraatiijiyado iyo farsamooyin ganacsi oo kuu dammaanadqaadaya natiijadii uu ganacsigaagu u qalmay.

Nasiibwanaag, istaraatiijiyadahaas waa kuwa jira, anaguna af Soomaali ayaan maanta kuugu qornay—way kaaga dhow yihiin sidii hore, haddii aad dib-u-dhigasho iyo cudurdaar la qabsatayna wa halkeeda, suuqa ayaana xanuunkooda ku dhadhansiin doona marka ganacsigaagu uu dhaqaaqi waayo!

Haddaba, labo doorasho ayaad haysataa maanta: iska ahow ganacsade fadhiid ah oo nasiibka aanan imaan doonin suga. Ama tallaabo qaad maanta—u tudh ganacsigaaga oo ka mid noqo ganacsatada faro-ku-tiriska ah ee 1% loo yaqaano ee suuqa macnaha ka sameeya iyagoo aan dadaal dheeraad ah bixin.

Iibso buugtaan. Akhri. Fahan. Dhaqangeli. Kaddibna isballaari📈🤝. Tani waa doorashada kaliya ee aad haysatid maanta, tani waa albaabka kaliya ee u furan ganacsigaaga haddii aad kobac iyo horumar la doonaysid. Way adkaan karaan istaraatiijiyaduhu, balse adiga ayey tahay inaad tijaabisid awooddaada oo fulisid. Ha ku tiirsanaan nasiib, ku tiirsanow istaraatiijiyado ganacsi oo dammaanad leh! #IibsoHadda

|Testimonials

Maxaa laga yidhi buugtan?

Buugan wuxuu ii furay indho aanan hore u lahayn oo ku saabsan sida loo iibiyo. Waan ku talinayaa mid kasta oo ganacsi leh.

— Ali Yusuf

Sida uu buuggu u sharaxay istaraatiijiyadaha waa mid la fahmi karo oo si toos ah loo isticmaali karo. Waxtar badan ayaan ka helay.

— Mursal Mohamed

Ka dib markii aan akhriyay buugan, ganacsigeyga wuxuu bilaabay inuu isbeddel muujiyo. Aad ayaan ugu mahadcelinayaa.

— Faadumo Cabdi

Buug qiima leh, gaar ahaan ganacsatada cusub ee raadinaya hab cad oo ay ku horumariyaan ganacsigooda.

— Yusuf Xasan

Ganacsigu ma aha nasiib — waa hab-dhaqan, waa fikrad la fuliyo, waana joogto ah oo aan istaraatiijiyad ka maarmin.

|FAQ

Su'aalaha inta badan la weydiiyo

Buugtan waxaa qoray Haidar, aasaasaha Raadeeye Nets, oo la shaqeeya ganacsatada Soomaaliyeed ee doonaya inay horumariyaan iibka iyo suuqgeynta ganacsigooda.

Waxaad heli doontaa istaraatiijiyado iyo talooyin la fulin karo oo ku saabsan iibka iyo suuqgeynta, oo lagu qoray si fudud oo af Soomaali ah, si aad si degdeg ah ugu adeegsan karto ganacsigaaga.

Waa buug dijital ah (ebook). Marka aad iibsato, waxaad heli doontaa link aad ku soo dejin karto buugga si toos ah, adigoon sugin dhoofin ama waqti dheeraad ah.

Riix "Buy Now" ama ku dar gaadhiga ("Add to cart") kadibna gaadhiga eeg. Lacag bixinta waxaa lagu sameeyaa Sifalo Pay, oo taageera EVC Plus, Zaad, iyo eDahab.

Diyaar ma u tahay?

Bilow maanta, kaddibna isbeddel arag.

997 qof ayaa weli sugaya inay bilaabaan — ha ka mid noqon dib-u-dhigashada.

Your cart

Your cart is empty
Total$0.00